War saxaafadeed uu soo saaray Xisbiga Himilo Qaran ayaa looga hadlay Caqabadaha ka dhan ah Suxufiyiinta iyo Warbaahinta Madaxa Banaan ee uga imaanaya mas’uuliyiin ka tirsan dawlada Federaalka Soomaaliaya .
Xisbiga Himilo Qaran: “Dhacdooyinkii u dambeeyay ee ka dhanka ahaa xorriyatul gowlka, xuquuqda suxufiyiinta, iyo caqabadaha lagu hayo ururrada u dooda xorriyadda warbaahinta madaxa banana ee dalkeenna waa kuwo nasilb darro ah oo aan la aqbali karin”.