Ciidanka qaranka oo garab ka helaya saaxiibada caalamiga ah gaar ahaan Mareykanka ayaa howlgal lagu dhabar jabiyay kooxda argagaxisada ee Daacish ka fuliyay gobalka Bari.
Howlgalka oo qeyb ka ah dagaalka lagu Dawlada Soomaaliya ee ka dhan ka ah Argagixisada aaywaxaa jab loogu geystay maleeshiyada Daacish oo halkaas isku uruursaneysay.
Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin doonta qasaaraha dhabta ee gaaray argagaxisada.