Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa soo bandhigay muuqaal ay ku muujinayaan markabka Giriiga ee sida saliidda cayrin kaaso ku gubanaya badda cas, kaddib weerar ay la beegsadeen toddobaadkii hore.
Xuutiyiinta ayaa oggalaaday in markabkan goobta uu ku suganyahay ee biyaha caalamiga ah ee badda cas laga jiido, sababo la xiriira in laga hortago masiibo deegaan oo ka dhalata saliidda ka daadanaysa.