Home Authors Posts by Mohamed Ilyas

Mohamed Ilyas

Mohamed Ilyas
713 POSTS 0 COMMENTS

Midowga Afrika oo Aqbalay codsi uga yimid  Dawlada Soomaaliya

0
Bayaan kasoo baxay Midowga Afrika ayaa si weyn loogu taageeray codsigii ay dowladda Soomaaliya ku doonaysay in kaddib bixitaanka ciidamada ATMIS, kaddib  la billaabo...

Ganasade lagu dilay duleedka Magaalada Garowe

0
Wararka  la imaanaya Gobolka Nugaal Puntand ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay Nin Ganacsade Caanka ahaa degaankaas, oo lagu Magacaabi jiray Cabdulqaadir...

Xubno ka tirsan Alshabaab oo duqayn lagula beesaday degaanno ka tirsan...

0
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ka sameeyeen degaano hoostaga degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool, halkaas oo dhaq dhaqaaqyo Ciidan ay ka sameyn...

Dowladda Soomaaliya oo beenisay war ay baahiyeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka...

0
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay ka xun tahay in laba ka mid ah xubnaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ay soo wajahday xaalad ay sheegeen in...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga o ka Gudoomay Safiirka cusub...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dowladda Maraykanku u soo magacowday Soomaaliya Mudane...

Maxay ka hadleen Dawlada Soomaaliya & Safiirada Beesha Caalamka ?

0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa sheegay in dowladdu guulo waawayn ka gaartay dhinacyada amniga gudaha iyo hawllgada wajiga labaad ee dagaalka Alshabaab iyo sidoo kale...

Dawlada Soomaaliya oo taageero weydiisatay Dawlada Sweden

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Safiirka dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya, Mudane Joachim Waern ayaa kala...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaliya oo Gudoomiyay shir looga hadlayay Amniga

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa Maanta Shir Guddoomiyey shirka Hoggaanada iyo fadhiyada Madaxa Banaan ee Ciidan Boliiska Soomaliyeed S/Guuto Sulub Ahmad...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay

0
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soòmaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safaro shaqo uu ku...

Maxay ka wada hadleen Wasiir Fartaag & Danjiraha midowga yurub ee...

0
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u fadhida Soomaaliya Marwo Karen...