toosbox cable
Home Authors Posts by Mohamed Ilyas

Mohamed Ilyas

403 POSTS 0 COMMENTS

 Dhageyso: Maxkamdda gobolka Banaadir oo dambi ku weysay  Maxamed Jimcaale Koofi

0
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka Kiis Dacwda  musuqmaasuq ah oo loo heestay masuuliyiin ka  tirsa dowladda Federaalka  Soomaaliya, kuwaas oo dibada...

Madaxweyne  Deni oo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah Puntland ee fasalada...

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa gmaanta  jaamacadda PSU ee magaalada Garowe ka daahfuray imtixaanka shahaadiga ah, iyada oo sannadkana ay ardaydu imtixaanka ku...

Maxkamadda Gobolka Gobolka Banaadir oo maanta ku dhawaaqeysa go’aanka Mas’uuliyiin lagu...

0
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta oo Sabti ah mudeysay inay ku dhawaaqi doonto go'aanka dacwad loo heysto masuuliyiin ka soo shaqeysay qaar kamid ah...

Dhageyso: Taliyaha Ciidanka Booliska oo ka war bixiyay Hawlgal lagu soo...

0
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Jeneraal Sulub Axmed Firin oo warbaahinta hadlay, ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalka cusub ee booliiska bilaabeen in ay ku...

Ciidamada Midowga Yurub oo soo furtay markab ay afduubteen burcad...

0
Markabka Ganacsiga ee MV Basilisk ayey sii daayeen Burcad-baddeedii, sida lagu sheegay Qoraal ka soo baxay Hawlgalka Ciiddanka Badda Midowga Europe ee La-Dagaalanka Burcad-baddeeda...

Wafdi ka socda Dawlada Soomaaliya oo ku sugan dalka Indonesiya oo...

0
Wasiiru Dolwaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheeyraadka Biyaha XFS Maxamed Cabdullaahi ayaa kulan doceedyo la qaatay qaar ka mid ah madaxdii ka qeyb gashay madashii...

Dhageyso : Siyaasi Weerar Afka ah ku qaaday Dawlada Madaxweyne Xasan...

0
Xildhibaan hore Cabdi Barre Jibriil ayaa ka hadlay  Xaalada siyasadeed cee Soomaaliya. Mudane Cabdi Barre Jibriil ayaa marka hore soo dhaweeyay hadalkii ka soo yeeray...

Maxaa ka soo baxay shirka Golaha Wasiirada  Soomaaliya ?

0
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey hindise sharciyeed,siyaasad,xeer iyo heshiisyo iskaashi oo kala ah;- 1. Hindise Sharciyeedka Tacliinta Sare...

Madaxweyne Deni oo sheegay in danta Puntland ay ku jirto wadajirka...

0
Madaxweyne Siciid Cabdillaahi Dani oo ka hadlayay munaasabadda xiritaanka shirka jiheynta xukuumadda Puntland ayaa sheegay in cidna aanay uga carareynin Soomaalinamada. “Soomaalinimada cidna uga cararimayno,...

Falastiiniyiinta Rafax oo wajahaya xaalad adag

0
Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday inay joojisay qaybinta raashinka gargaarka ah ee Rafax, sababo la xiriira sahay la'aan iyo amni darro. Hay’adda Qaramada Midoobay u...

Taliska Ciidanka Booliska oo soo xiray Eedeysane Yaxye Xasan Maxamed

0
Ciidanka Booliiska Gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Booliiska Degmada Hodan ayaa maanta soo xiray eedeysane lagu magacaabo Yaxye Xasan Maxamed, kaas oo ku eedeysan...