Home WARARKA DEGDEG: Geerida Madaxweynihii dalka Iran iyo dadkii la socday oo la xaqiijiyey

DEGDEG: Geerida Madaxweynihii dalka Iran iyo dadkii la socday oo la xaqiijiyey

140
0

Telefishinka Jamhuuriyadda Islaamka ee Iran ayaa goor dhow shaaciyey in dhamaan dadkii saarnaa Diyaaradii uu la socday Madaxweyne Ibrahim Raisi ay wada shahiideen.

Dadka la geeriyooday Madaxweyne Ibrahim Raisi waxaa la mid ah: Wasiirkii Arrimaha Dibedda Iraan, Amir-Abdollahian, Guddoomiyaha Gobalka Bariga Azerbaijan, Malek Rahmati, Wakiilka Hoggaamiyaha Islaamiga Iran ee Gobalkaasi, Ayatollah Mohammad Ali Ale-Hashem iyo dhowr qof oo kale oo Diyaarada la saarnaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here