Home WARARKA Hawlgallo ka dhan ah Alshabaab oo ka socda degaanno ka tirsan...

Hawlgallo ka dhan ah Alshabaab oo ka socda degaanno ka tirsan gobolka Shabeelada Dhexe

86
0

Ciidanka Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gudaha iyo daafaha degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe ka wada howlgal ka dhan ah Alshabaab .
Taliyaha guutada 18-aad Gorgor Gaashaanle Xasan Ciraaqi ayaa hoggaaminaya howlgalka, waxayna ciidanku soo mareen shacabka degana kula hadleen tuulada Cad-cadey oo hoos tagta degmada Ruun-nirgood.
Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa degaanka ayaa maalmahaan Hawlgallo ka dhan ah Alshabaab ka waday degaanno ka tirsan gobolka shabeelada Dhexe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here