Home CIYAARAHA Rio Ferdinand ” Tababare Pep Guardiola Farriin Yaab Leh Ayuu Ii Soo...

Rio Ferdinand ” Tababare Pep Guardiola Farriin Yaab Leh Ayuu Ii Soo Diray Saacado Ka Hor Kulankii Real Madrid” – ...

21
0

[ad_1]

Xiddigii hore Man United ee Rio Ferdinand ayaa daboolka qaaday farriin uu ka helay macalinka City ee Pep ka hor kulankii Real Madrid ee xalay.
City ayaa xalay 4 gool ku garaacady Real oo marti ugu aheyd lugta labaad ee semi finalka Champion-ka xilli kulankii hore min hal gool ku hishiiyeen
BT Sport ayuu Rio ka yiri ” Pep farriin ayuu ii soo diray ka hor kulankaas waxaana ku iri nasiib wacan”.
” Waxa uu igu yiri i dhageyso saaxib , laba sano ka hor ayaan garaacnay hadana waan ka badineynaa mar kale , i rumeyso  , ka dib waxaan ku iri waan ku rumeysnaayaan waxaan rajeynayaa in aad sidaas sameyso”
” Kalsooni weyn ayaa ka muuqatay laba saac ka hor kulankaas , wallee tani kalsooni waa dhaaftay ” ayuu sii raaciyay
Man City ayaa finalka Champion-ka waxa ay isku arkayaan Inter Milan kaasi oo dhacaya 10-ka June
 
 

Related

[ad_2]

Source link

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here