Home WARARKA Taliyaal booqday  Farumaha dagaalka ee gobolka shabeelada Hoose

Taliyaal booqday  Farumaha dagaalka ee gobolka shabeelada Hoose

136
0

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Dayax Cabdi  cabdulle iyo taliyaha qaybta guud ee  Booliska  ka gobalka banaadir macalin mahdi ayaa gaaray deegaanka dhanaane ee gobalka shabelada hoose.

Saraakiisha ayaa deegaankaas  tegay ka  dib markii Alshabaab weerar ay ku qaadeen degaankaasi oo fariisin u ahaa ciidan isugu Jira xasilin  Boolis militaaro iyo nabad sugida.

Saraakiishaan ayaa tegay  goobihii ay weerareen Alshabaab waxa ayna ciidanka iyo saraakiishoda ku amaaneensida ay isaga difaaceen  weeradada Alshabaab ay halkaas ku qaadeen .

Shalay   ayay ahayd markii Alshabaab ay weerareen degaano dhower  ah oo ku yaala gobolka shabeelada Hoose islamarkaana dhaca dhacnka xeebta degaanadaasi ayaa kala ah Busleey ii u dhow degaanka Jazeera ee gobolka shabeelada Hoose iyo degaanka Dhanaane

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here