Home WARARKA Madaxweeyne Qoor Qoor oo ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb

Madaxweeyne Qoor Qoor oo ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb

36
0

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor oo maalmahaan dambe ku sugnaa magaalada muqdisho ayaa maanta la filayaa in uu dib ugu laabto Magaalada Dguusamareeb ee Xaasiamdda Dawlad goboleedka Galmudug

 Madaxweyne Qoor Qoor ayaa u safri donna degmada Caabudwaaq oo ay ka socoto qaban qaabo xooggan oo lagu soo dhaweynayo madaxwaynaya iyo wafdiga la socda.

Madaxweyne Qoor Qooe ayaa la filayaa in uu ka qayb qaato Dhameystirka dadaalada lagu Heshiisiinayo wax garadka laba maleeshiyo Beeleed oo ka soo kala jeeda Caabudwaaq iyo Xeraale kuwaas oo ku daalamay degaanno hoostaga degmooyinkaas oo dagaalkooda uu salka ku haayo dhul daaqsin ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here