Home WARARKA Taliyihii Guutada 8aad Qaybta 60aad & saraakiil kale oo Qarax ku geeriyooday.

Taliyihii Guutada 8aad Qaybta 60aad & saraakiil kale oo Qarax ku geeriyooday.

171
0

Qaraxyo ay ku geeeiyoodeen Saraakiil Ciidan ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Baydhabo.
Wararka ayaa sheegaya ilaa iyo 4 saraal in ay ku geeriyoodeen Qaraxa oo ka dhacay wada Xiriirisa Magaalada Baydhbo iyo degaanka Goof gaduud .
Saraakiisha Qaraxa ku geeriyootay ayaa waxaa ka mid ah Taliyihii guutada 8aad Qaybta 60aad Maddheere iyo saraakiil kale oo Magacyadooda lagu soo gaabiyay
Afcadeey, Ciise Kusow iyo Gudoomiyihii hore ee Degmada Diinsoor Abdisalan Xaaji oo isna ka mid ahaa Saraakiisha qeybta 60aad ee
.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here