Home WARARKA WAR DEGDEG Ah: Golaha Guurtida somaliland Oo Aqlabiyad Ku Ansixiyay Xeerka...

WAR DEGDEG Ah: Golaha Guurtida somaliland Oo Aqlabiyad Ku Ansixiyay Xeerka Doorashada

94
0

Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland ayaa saaka cod aqlabiyad leh ku ansixiyey xeerkii Doorashooyinka.

Waxaana xeerkan ogolaaday  66 Xildhibaan oo fadhiga saaka ka soo xaadiray.

Xeerkan ayaa dhawr jeer abuuray Khilaaf, kaasi oo markii dambe ay khilaafkaasi soo afmeereen gudi ka tirsan Baarlamaanka oo siwada jira uga soo saaray qodobo la isla ogolyahay.

Tani ayaa kadhigan in talaabo loo qaaday xaga doorashada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here