Home WARARKA Wasiir Fiqi oo  si kulul u dhaliilay   Siyaasiyiinta  Mucaaradka

Wasiir Fiqi oo  si kulul u dhaliilay   Siyaasiyiinta  Mucaaradka

130
0

Wasiirka Wasaarada arrimaha Gudaha ee Xukuumadda federaalkla Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa weerar dadban ku qaaday siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda , kuwaas oo uu ku dhaliilay in aysan taageerin heshiiskii difaaca ay gaareen Soomaaliya iyo Turkiga.

Wasiir Fiqi ayaa sheegay in siyaasiyiinta mucaaradka kasoo horjeedeen wax ka bedelka Dastuurka, iyagoo mar marsiiyo ka dhiganayay in la joogo xilligii la difaaci lahaa dalka, dibna loo dhigo ka doodista Dastuurka oo ay sheegayeen in dadka kala geenayo.

Wasiirka ayaa sheegay in siyaasiyiinta mucaaradka looga baahan yahay in ay taageeraan heshiiska difaaca ay gaareen dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga haddii difaaca dalka uu

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here