Home Authors Posts by Mohamed Ilyas

Mohamed Ilyas

Mohamed Ilyas
1070 POSTS 0 COMMENTS

Hawlgallo maalintii labaad ka so socda degaanno ka tirsan KGS

0
Waxaa Maalintii labaad Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay howlgallo xoogan ka wadaan degaano hoostaga degmada Waajid ee Gobolka Bakool, halkaas oo la sheegay inay...

Qm oo ka falcelisay War looga been Abuurtay

0
Xafiiska howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa beeniyay warqad toddobaadkii u dambeeyay internetka lagu faafiyay oo la xiriirtay digniin weerarro ka dhici kara Muqdisho....

Ciidamada Dawlada oo burburiyay saldhigyo Alshabaab ay lahaayeen

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 260-a ad Guutada 9-aad qaybta 60-aad fadhigiisa yahay Degmada waajid Ee Gobolka Bakool ayaa howlgallo qorsheysan...

Dagaal ka socda degaano ka tirsan gobolka Galgaduud

0
Dhimasho iyo Dhaawac ayaa ka dhashay dagaal u dhexeya laba maleeshiyo Beeleed oo ka socda degaano ka tirsan gobolka Galgaduud. Dagaal...

Xarumaha Ganacsi ee Boosaaso oo Albaabada loo xiray

0
Goobaha ganacsiga Magaalada Boosaaso ayaa maalintii labaad xiran waxaana ganacsatadu ka cabanayaan canshuur kordhin ay ku samaysay wasaaradda Maaliyadda Puntland. Mid kamid ah ganacsatada...

Wasiir Biixi oo ka hadlay cabashada ganacsatada ee canshuurta

0
Wasiirka wasaaradda maaliyadda Xuluumadda Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa sheegay in cabashada ganacsatada Muqdisho aysan ahayn canshuur dheeraad ah oo lagu soo rogay, balse...

Xiisad caawa ka taagan degaanno ka tirsan degmada Balanbale ee gobolka...

0
Xiisad colaadeed oo aad u xoogan ayaa caawa ka taagan deegaan u dhow deegaanka Boore ee hoos taga Degmadda Balanballe ee waqooyiga Gobolka Galgaduud. Xiisadaana...

Madaxweynaha Galmudug oo maas’uuliyiin xilal u magacaabay

0
Madaxwaynaha Maamulka Galmudug mudane Ahmed Abdi kaariye Qoor-qoor ayaa galabta sameeyay magacaabis cusub taasi oo lagu magacaabay labo xubnood oo kusoo biiraaya Godihii Wasiiradda...

Dagaal u dhexeya maleeshiyo beeleedyo oo ka socda gobolka Galgaduud

0
Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaal u dhaxeeya labo maleeshiye beeleed oo ka socda Gobolka Galgaduud. Dagaalkaan ayaa ka dhacay Deegaanka Meygaag gudle ee...

Xubin ka tirsan Alshabaab oo ciidamada Dawlada isku soo dhiibay

0
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya , gaar ahaan ururka 86-aad ee guutada 77 ee fadhigoodu yahay deegaanka Masagawaay ee gobolka Galgaduud, ayaa soo bandhigay dagaalyahan...