Home WARARKA Ciidamada Dawlada oo la wareegay gacan ku heynta degmada Runirgood ee gobolka...

Ciidamada Dawlada oo la wareegay gacan ku heynta degmada Runirgood ee gobolka Shabeelada Dhexe

66
0

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Dhawr jiho ka weeraray Degmadda Ruun-nirgod, Waxa ayna ciidanku la wareegeen gacan ku heynta degmadan oo dhacda Xadka goballada Galgaduud iyo Shabelaha dhexe.

Ciidanka oo leh cudud xogan ayaa isku fidiyay dhulka howdka ah ee u dhaw degmada, Sidoo kale waxaa jira baaritaano gudaha magaalada ay ka Wadaan ciidanku.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here