Home WARARKA Dagaal ka dhacay degmada Qoryooleey rr gobolka shabeelada Hoose

Dagaal ka dhacay degmada Qoryooleey rr gobolka shabeelada Hoose

40
0

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ka socda degmada Qoryooleey ee gobolka shabeelada Hoose.

Dagaal ayaa u dhexeya laba Maleeshiyo Beeleed oo wada dega degmadaasi .

Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu si gaar ah uu uga socdo Xaafada Buula Siidow ee degmadaasi .

Lama oga illaa hadda khasaaraha ka dhashay dagaalka waxaana gabi ahaanba istaagay isku socodka Dadka iyo Gaadiidka.

Maamulka degmada Qoryooleey ee gobolka shabeelada Hoose ma uusan ka hadlin dagaalkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here