Home WARARKA Dhageyso : Siyaasi Weerar Afka ah ku qaaday Dawlada Madaxweyne Xasan Sheekh

Dhageyso : Siyaasi Weerar Afka ah ku qaaday Dawlada Madaxweyne Xasan Sheekh

41
0

Xildhibaan hore Cabdi Barre Jibriil ayaa ka hadlay  Xaalada siyasadeed cee Soomaaliya.

Mudane Cabdi Barre Jibriil ayaa marka hore soo dhaweeyay hadalkii ka soo yeeray Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku dhawaaqay in uu diyaar u yahay wada hadal in uu la galo  Dawlada Federaalka Soomaliya si dawlad Soomaaliyeed oo loo dhan yahay loo heli.

Sidoo kale, Siyaasi Cabdi Barre Jibriil ayaa  Weerar Af ka ah ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh kuna dhaliilay siyaasada uu  dalka ku Hogaaminayo .

Halkan Hoose ka dhageyso waraysiga Siyaasiga :

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here