Home WARARKA Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday  Masjidka Rasuulka ( NNK)

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday  Masjidka Rasuulka ( NNK)

36
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo oo rasmi ah ku jooga dalka Sacuudiga ayaa booqday Masjidka Nebiga (CSW) ee magaalada Barakaysan ee Madiina Al-munawara.

Madaxweynaha ayaa salaaddaha ku oogay Masaajidka Rasuulka naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee, waxa uuna shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu duceeyay amni, nabad waarta, horumar iyo xasillooni.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here