Puntland ayaa si adag uga soo horjeesasat Hanaanka Wax ka bedelka dastuurka waxana ay sheegtay in aysan aqoonsan doonin, una hoggaansami doonin, kuna dhaqmi doonin wax ka bedelka kasta oo lagu sameeyo Dastuurka dalka oo aan heshiis lagu aheyn sida lagu sheegay war saxaafadeed xalay ka soo baxay Madaxtooyada Puntland .
Halkaan Hoose Akhriso War saxaafadeedka :