Home WARARKA Sacuudiga oo walaac ka muujiyay  Heshiiska ay  wada galeen Soomaaliya iyo Turkiga

Sacuudiga oo walaac ka muujiyay  Heshiiska ay  wada galeen Soomaaliya iyo Turkiga

120
0

Madaxweynaha  Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudfane Xasan  Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa  in dhawaan  safar uu ku ku tego dalka Sacuudiga.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa   la kulmi doona dhaxal-sugaha filimka Sacuudiga ee Maxamed Bin Salmaan sida laga soo xigtay ilo diblumaasi ah .

Safarka Madaxweynaha waxaa  la  sheegay in ay diyaarisay Wasaarada  arrimaha dibadda Sacuudiga, sababo la xiriira hadda in uu Sacuudiga arkay ay ka gaabisay  arrimaha gudaha Soomaaliya.

Dawlada Sacuudiga ayaa walaac ka muujisay heshiisyada ay Soomaaliya la gashay Turkiga ee shidaal soo saarista la xiriira.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here