Home WARARKA Siyaasi Reer Muqdisho ah oo Taageeray  qorshaha dastuurka

Siyaasi Reer Muqdisho ah oo Taageeray  qorshaha dastuurka

67
0

Siyaasi  Cabdullaahi Dheere oo maanta ka qayb galay dibad baxii ka dhacay magalada Muqdisgho oo lagu taageerayay wax badaelka dastuurka ayaa Fariin u diray madaxweynayashii hore ee Soomaaliya shariif sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Sidoo kale Siyaasiga ayaa sheegay in ay Taageersan yihiin Dawlada Madaxweyne Xasan Sheekh ayna ku garab taagan yihiin wax ka bedelka dastuurka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here