Home WARARKA Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo sheegay in Xoojiyeen  la dagaalanka Alshabaab

Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo sheegay in Xoojiyeen  la dagaalanka Alshabaab

46
0

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Ibraahin Sheekh Muxudiin ayaa shaaca ka qaaday in dib u bilaabayaan howlgalada dalka looga saarayo Al-shabaab.

Wuxuu sheegay Taliyaha in ciidanka dowladda Fedaraalka Soomaaliya, kuwa maamul goboleedyada dalka iyo dadka deegaanka iney dib u bilaabayaan howlgalada ka dhanka ahAlshabaab  oo hakad ku jiray bishii barakeysneyd ee Ramadaan.

Taliyaha ayaa sidoo kale ugu baaqay dadka Soomaaliyeed ineysan siinin Alshabaab lacagaha baada ah oo ay ku sheegaan Sakawaad si awooda Alshababa u yaraato oo aysan u helin dhaqaalo ay hub ku iibsadaan. Hadaalkaan kasoo yeeray Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa kusoo aadaya, iyadoo mudooyinkii u dambeeyay aad loo hadal hayay sababaha keenay iney hakad galaan howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab ee sanadkii lasoo dhaafay sida dardarta leh uga socday inta badan gobolada dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here