Gudoomiyaha Xisbiga SAMO Ugaas AWeys Xuseen Huneero iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Xisbiga SAMO ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Susldaan Axmed Rashiid Sheekh Shuceyb.
Suldaan Axmed Rashiid ayaa ka mid ahaa salaadiintii ka qayb gashay Shirkii Carte waxaana uu ku geeriyooday Magaalada Jowhar ee soomaalinews.com Dawlad goboleedka Hirshabeelle.
Ugaas Aweys Xuseen Huneero iyo Mas’uuliyiinta kale ee Xisbiga SAMO ayaa Alle uga baryay marxuumka in Janada uu ka waraabiyo.
Halkan Hoose ka Dhageyso Warbocinta Tacsida Suldaan Axmed Rashiid: