Home WARARKA Rag Alshabaab ka tirsan oo lagu dilay Hawlgal ka dhacay gobolka Baay

Rag Alshabaab ka tirsan oo lagu dilay Hawlgal ka dhacay gobolka Baay

26
0

Ciidanka Xoogga dalka Soomaliyeed oo kaashanaya Ciidanka Degaanka ayaa howgal  lagu   dilay  Xubno ka tirsan Al-shabaab  ka sameeyey gobolka Baay.

Howlgalka ayaa ka dhacay degaanka Sarman dheere ee gobolka Baay iyadoo Xubnaha  Alshabaab la weeraray qaar la dilay qaarna nolosha lagu qabtay.

Ciidanka xoogga iyo kuw degaanka ayaa weli howlgallo ballaaran oo ka dhan ah Alshabaab kawada qaybo ka mid ah gobollada dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here