Ciidanka Booliiska Gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Boliiska Dagmadda Waabari ayaa soo xiray Eedeysane Mascuud Cabdullaahi Afrax (Garweyne).
War kasoo baxay Booliska ayaa waxaa lagu sheegay in
Eedeysanaha uu u gafay Garsoorka Dalka waxba kama jiraana kutilmaamay xukunno kasoo baxay Maxkamaddaha Dalka.
Ninka Odayga ah ayaa Caan ka ahaa Baraha Bulshada, isaga oo Tv-yada uga hadli jiray aragtidiisa qodobkii markaas taagan, waxaana uu dhawaan si kulul uga hadlay kiiska xukunkii lagu riday Sayid Cali Macalin Daa’uud.