Home WARARKA Dhageyso : Siyaasiyiin  Mucaarad ah oo wada qorshe lagu duminayo Dawlada Xasan...

Dhageyso : Siyaasiyiin  Mucaarad ah oo wada qorshe lagu duminayo Dawlada Xasan Sheekh oo Fariin loo diray

51
0

Siyaasiga   C/laahi Axmed Maxamed C/laahi  Dheere ayaa  Cambaareeyay Xildhibaano  iyo Siyaasiyiin Mucaarad ah oo shir uu uga socdo Magaalada Nairobi ee soomaalinews.com dalka Kenya.

Siyaasi C/laahi Dheere ayaa ku Eedeeyay  Sheekh shariif Sheekh Axmed   , Xasan Cali Kheyre  , Cqaadir  Cosoble Cali iyo Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ay Magaalada Nairobi ka wadaan qorshe lagu dumninayo dawlada Madaxweyne Xasan Sheekh isaga  oo  uga digay arintaas.

Sidoo kale’  Siyaasi C/laahi Dheere ayaa ugu baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh in uu qanciyo siyaasiyiinta Mucaaradka ah oo uu la fariisto  islamarkaana uu ka dhageysto Waxyaabaha  ay  tabanayaan .

Halkaas Hoose ka Dhageyso Waraysiga Siyaasi C/laahi Dheere:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here