Home WARARKA Puntland oo Amar ku bixisay in la soo qabto Nabadoono Taageeray Dawlada...

Puntland oo Amar ku bixisay in la soo qabto Nabadoono Taageeray Dawlada Soomaaliya

67
0

Maxkamada darajada 1aad ee Gobolka Bari Boosaaso ayaa warqad waaran xarig ah u jartay Nabadoon Cabdiqaadir Xarago iyo 3 Oday dhaqameedyo  kale lalana ameay in la soo xiro kuwaas oo lagu eedeeyay qodobada 454-451, 164-168 ee xeerka ciqaabta Soomaaliyeed.

Taliyaha qaybta booliska gobolka Bari ayaa lagu amray in uu soo xiro odayaasha, sidoo kalena la horkeeno maxkamada.

Kiiska odayaasha dhaqanka loo haysto ayaa la xariira hadal ay dhawaan jeediyeen kaas oo ay ku taageereen Dawlada Federaalka Soomaaliua, islamarkaana ay soo horjeesteen shirarka iyo heshiisyada Puntland la gashay  Itoobiya .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here