Home WARARKA Shir looga hadlayo Xakameynta Hubka iyo Rasaasta oo Muqdisho ka Furmay

Shir looga hadlayo Xakameynta Hubka iyo Rasaasta oo Muqdisho ka Furmay

31
0

Wasiir kuxigeenka Wsaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya C/fitaax Qaasim ayaa manta magaalada Muqdisho wuxuu ka furay Shirweyne looga hadlayo  Maareynta Hubka, Rasaasta, iyo Walxaha Qarxo,kaas oo socon doono muddo labo maalmood  ah.

Shirka  waxaa ka qayb galaya madax ka tirsan Dawlada Federaalka , dowlad goboledyada iyo xubno ka socda beesha Caalamka.

Waa shirkii uga horreeyay ee  la qabto tan iyo markii Soomaaliya laga qaaday Cuna-qabateynta hubka horaantii bishii December 2023kii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here