Home CIYAARAHA Arsenal  oo dooneysa in Manchester City la hakiyo iyadoo gabagabada horyaalka uu...

Arsenal  oo dooneysa in Manchester City la hakiyo iyadoo gabagabada horyaalka uu soo dhawaaday

46
0

Tababaraha Manchester City Pep Guardiolaayaa yiri  “Hal toddobaad ayaa ka hartay horyaalka saddex kulan ayaana u hartay Manchester City haddii ay ku guuleeystaan sagaal dhibcood waxaanu noqon doonaa buu yiri horyaalka ciyaaraha Premier league.

Guardiola ayaan kalsooni badan ku qabin Manchester United, waxa uuna filayaa in Arsenal ay ku guuleysan doonto ciyaarta ay la yeelan doonto Manchester United oo ay halkaasi ka qaadan doonto seddex dhibcood. Kulankaas oo Gunners ay booqan doonto Old Trafford 12ka May.

Haddii ay City badiso 3-da kulan ee u harsan, waxa ay gali doontaa taariikhda iyada oo noqoneysa kooxdii ugu horraysay ee ku guulaysata horyaalka Ingiriiska afar xilli ciyaareed oo xiriir ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here