Home WARARKA Dowlada Soomaaliya oo sheegtay inay dishay xubno ka tirsan Al-shabaab

Dowlada Soomaaliya oo sheegtay inay dishay xubno ka tirsan Al-shabaab

44
0

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa howlgal ay si wadajir ah uga fuliyeen gobolka Jubbada hoose Ciidamada Dawlada federaalka iyo kuwa dowlad gobolleedka Jubbaland.

Howlgalka ayaa la sheegay in lagu dilay in ka badan 30 xubnood oo ka tirsan al-shabaab.

Howlgalkan ayay ciidamadu shegeen inay ka fuliyeen deegaanno hoos taga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose iyo Jiinka Wabiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here