Home WARARKA Soomaaliya oo taageero ka heshay ee dalalka Islaamka

Soomaaliya oo taageero ka heshay ee dalalka Islaamka

29
0

Soomaaliya ayaa taageero wanaagsan ka heshay shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Islaamka oo xalay xilli dambe lagu soo geba gebeeyay Banjul.

Qoraal kasoo baxay shirka Wasiiradda Arimah Dibadda ayaa lagu taageeray nabadgelyada, xasilloonida, Madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.

Shirka ayaa sidoo kale taageeray murashaxnimada Fawsiya Yuusuf Xaaji Adan, oo ah murashaxa Soomaaliya ee Guddoomiyaha Midowga Afrika.

Soomalaoiay waxa shirkaasi uga qeeybgalay wafdi uu hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibadda, Axmed Macallin Fiqi.

Wasiirka aya kulammo doceed la yeeshay wasiirada dhiggiisa ah dalla dhowr ah .

Berrito ay aalagu wadaa in Banjul uu ka furmo shir madaxeedka dalalka Islaamka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here