Home WARARKA   Xiisad Dagaal oo ka taagan degmada Wanlaweyn ee Gobolka shabeelada Hose

  Xiisad Dagaal oo ka taagan degmada Wanlaweyn ee Gobolka shabeelada Hose

33
0

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dagaal ku dhexmaray laba beelood Tuulooyin hoos yimaada Dagmada Wanlaweyn ee gobolka shabeelada Hoose.

Inta laxaqiijiyay waxaa  kudhintay 3 ruux halka qofkalena uu ku dhaawacmay dagaalka , dagaalka oo ahaa mid cooggan oo saacdo ka dib   iskiis u istaagay

 Waxgaradka dagmada wanlaweyn ayaa baaq nabadeed la soo saatay dagaalka si colaada loojoojiyo.

Maamulka Dagmada Wanlaweyn rr gobolka shabeelada Hoose ayaa waxa uu wadaa dadaal ah sidii loo joojinlahaa dagaalkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here