Home WARARKA Akhriso Magacyada shaqaale ka Tirsan shirkadda Hormuud oo Qarax lagu dilay

Akhriso Magacyada shaqaale ka Tirsan shirkadda Hormuud oo Qarax lagu dilay

82
0

Shirkadda Isgaarsinta Hormuud ayaa sheegtay in lix ka mid ah shaqaalaha Shirkadda ay ku naf waayeen qarax lagula eegtay deegaanka Garasbaalley ee duleedka Muqdisho.

“Waxa aan ehellada, asxaabta, shaqaalaha shirkadda, iyo bulshada Soomaaliyeed uga tacsiyeynaynaa geerida shaqaalihii ku naf waayay falkaan gurracan, waxaana Alle uga baryeynaa in uu Janatul Fardowsa ka waraabiyo” ayaa lagu yiri War saxaafadeed ka soo baxay shirkadda oo u qornaa sidatan hoose:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here