Home WARARKA Saraakiil ka tirsan Xoogga dalka oo Tababar loo furay

Saraakiil ka tirsan Xoogga dalka oo Tababar loo furay

66
0

Taliyaha ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed  Jeneraal  Dayax Cabdi Cabdulle ayaa Tababar u Furay Sarakiil Ka Tirsan qaybaha Iyo Guutooyinka Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaliyeed .

Tababarkaan ayaa ah mid Lugu baranayo Howlaha is ku  xirka qaybaha iyo guutooyinka Ciidanka Dhulka Xooga Dalka Soomaliyeed , tasoo lagama maarmaan u ah dagaalka Lagula Jiro Alshabaab .

Taliyaha oo xusay muhiimada isku xirnaanta talisyada qaybaha iyo Guutoyinka ayaa ku amanay sarakiisha shaqada hufnanta Leh ee ay u hayaan ciidanka dhulka xooga dalka soomaliyeed, waxa uuna Faray in ay laba jibaraan howl shaqeedkooda ciidan . Taliska Ciidanka dulka xoogga Dalka Somaliyeed oo hor kacayo Taliyaha Ciidanka dhulka  Jeneraal  dayax Cabdi cabdulle  ayaa wada Dardar ku  aadan Howlaha kala duwana Ee Taliska dhulka Ee ciidanka xoogga dalka soomaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here