Home WARARKA Laamaha Amniga oo gacanta ku soo dhigay rag watay bamgacmeedyo oo doonayay...

Laamaha Amniga oo gacanta ku soo dhigay rag watay bamgacmeedyo oo doonayay in ay weeraraan Fariisin Ciidan

56
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay labo Xubnood oo ka tirsanaa Alshabaab kuwaasi oo doonayay inay falal amni darro ka gaystaan magaalada Muqdisho.

Xilliga ay qabanayeen ciidamada labada Eedeysane ayaa waxay gacmaha ku wateen bamgacmeedyo ay damacsanaayeen inay ku Weeraraan Fariisin Ciidan oo ku yaala degmada Wadajie Ee gobolka Banaadir.

Ciidanka Amniga ayaa soo qabtay haatana baaris ayaa ku socota sida ay sheegeen Hay’adaha  Amnifa Dawlada Federaalka .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here