logo

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Turkiga (Sawirro)

September 20 (Jowhar)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada New York kula kulmay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal. Turkiga ayaa ah taageeraha ugu weyn ee Soomaaliya, waxaana uu ka taageeraa dhinacyo kala duwan, sida dib u dhiska, bani’aadanimada iyo horumarinta mashaariicda. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa […]
The post Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Turkiga (Sawirro) appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply