Dhagayso:- Madaxweyne Farmaajo Oo Gaaray Carmo Kuna Wajahan Boosaaso

Maxamed C/llaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo hogaamiyaha Maamul Goboleedka Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas ayaa gaaray deegaanka Carmo ee Gobolka Bari,halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay Wafdiga Labada Madaxweyne. Safarka madaxweynaha JFS ee Carmo aya ah mid dhanka lugta ah waxaana ku wehlinaya madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas,wasiiro iyo […]
Source: News english

Leave a Reply