Munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Cudurka iskufuranka Haweenka oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho + Sawiro

WARARKA

Munaaasabadan ay soo Agaasimeen maamulka iyo Howl wadeenada Isbitaalka keysaney ayaa aheyd mid lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee ciribtirka iskufuranka Haweenka ee Afka qalaad lagu yiraahdo international day to end obstrect Fistula
23 may sanadwalba ayaa caalamka oo idil Waxaa laga xusaa maalintan iyadoo dumar badana ay la ildaran yihiin dhibaatada xanuunka iskufuranka .
Howl wadeenada isbitaalka keysaney ayaa wacyigelin dhameestiran ku soobandhigay munaasabbada taa oo looga hortagayo dhibaatada xanuunka iskufuranka
Prof Axmed Maxamed Axmed Taajir oo ah Agaasimaha guud ee Isbitaalka Keysaney ayaa Uga mahdceliyay Howlwadeenada guud ee isbitaalka qaabka ay ugu qidmeeyen Hooyooyinka Soomaaliyeed oo la ildaran xanuunkan una balanqaaday bulshada Soomaliyeed in ay howshan sii Wadi doonaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.