Wararka ka imaanaya degaanka Diif ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Xiisado Colaadeed ay ka jiraan halkaas
Xiisada ayaa u dhexeya laba Beelood oo wada dega degaanka Diif ‘ waxana ay ka dhalatay ka dib markii Dadka Xoolo dhaqato ah ay ku dagalaameen Dhul Daaqsin ah
Wasiirka amniga Jubland Jeneraal Yuusuf Dhuumaal ayaa ka hadlay xaalada khasaaraha ka dhashay Colaada iyo xaalada sida ay hadda tahay.
Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka wasiirka Amniga Jubland: