Munaasabad ballaaran oo ka dhacday Magaalada Muqdisho islamarkaana ay ka qayb galeen Madaxda sare ee Xisbiga Sinaanta Amaanka iyo midnimo u ololeeynta ee Samo ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho
Munaasadbada ayaa ahayd mid fariin iyo baaq loogu diray dhammaan jaaliyadaha Saoonmaaliyeed ee Dalka dibadiisa kunool taas oo ah in ay xisbiga ku soo biiri karaan isalamarkaana xisbiga samo uu yahay mid u furan dhammaan cid kasta oo oo dooneyso in ay xisbiga ku soo biirto Xisbiga Samo.
Halkaas Hoose ka daawo Munaasabadda :