Ururka Suxufiyiinta SJS oo maanta Muqdisho ka Daahfuray wareeggii labaad ee Tababarka saxaafadda Xuquuqda Aadanaha+ Sawiro

0
48

Ururka Suxufiyiinta– SJS ayaa maanta Muqdisho ka Daahfuray wareeggii labaad ee Tababarka saxaafadda xuquuqda aadanaha oo ay taageereyso National Endowment for Democracy.

saxafiyiin ka qaybgalaysa Tababarkaan ayaa laga soo xulay Magaalooyinka Muqdisho, Kismaayo, Gedo iyo Hargeysa ‘waxaana uu socod doonaa muddo 3 maalmood ah .

Xoghayaha SJS Ustaad Cabaddalla Axmed Muumin ayaa ku booriyay Dhamaan Suxufiyiinta lagu casuumay Tababarkaan in ay ka Faa’iideystaan

eysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here