Ra’iisal Wasaare Xamse iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo dalka Tuniisiya shir uga qayb galaya

0
32

Raโ€™iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa xalay si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Tunis ee caasimadda waddanka Tuniisiya.

Raโ€™iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa waxa soo dhaweeyay Wasiirka Gaashaandhigga Tuniisiya, Imed Memmich iyo masuuliyiin kale.

Mudane Hamza Abdi Barre ayaa ka qaybgalaya shirka caalamiga ee Tokyo ee horumarinta Africa  (TICAD) kaasi oo maanta ka furmaya magaalada Tunis โ€“ shirku waxa uu socon doona labada maalmood ee soo socda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here