Maxay ka Wada hadleen Raisal Wasaare Xamse iyo Gudoomiyaha Midowga Afrika?

0
123

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xamza Cabdi Barre ayaa kula kulmay magaalada Tunis, Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Moussa Faki Mahamat.

Ra’iisula wasaaraha iyo Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika yaa ka wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Midowga Afrika – iyo qaabkii loo xoojin lahaa gaar ahaan dhinacyada amniga iyo siyaasadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here